Borama News Network

Dadka reer Koonfur Afrika oo u dareeray codeyn iyo xisbigii talada hayay 30 sano oo loo baqayo

Dadka reer Koonfur Afrika ayaa maanta ah u dareeraya goobaha codbixinta, taas oo noqon karta doorashadii ugu saamaynta badnayd tan iyo markii uu dhamaaday midab-takoorka.

Carada ka dhalatay adeegyada dadwaynaha ee sii xumaanaya, fadeexadaha musuqmaasuqa iyo dembiyada sii kordhaya ayaa muujinaya in xisbiga talada haya ee ANCuu ku lumin karo aqlabiyaddiisa markii ugu horreysay soddon sano.

Weriyaha BBC-da ee Johannesburg ayaa sheegaya in haddii xisbigii Koonfur Afrika ka xoreeyay xukunkii caddaanka tirada yaraa uu lumiyo taageero badan, in lagu qasbi doono in uu isbahaysi la sameysto xisbiyada mucaaradka. Taasi, oo keeni karta xasilooni darro.

Related posts

Golaha Wasiirada Somaliya Oo Maanta Ansixiyay Xeerarka Doorashooyinka Iyo Xisbiyada Siyaasada Dalka Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Ankara Ku Kulmaya

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Jabuuti Oo Soo Iibsanayso Diyaarahada Lagu Fuliya Hawlgalada Gaarka Ah Xili Ay Xiisadi Ka Taagantahay Geeska Africa

Abdiaziz Bnnstaff