Sirdoonka Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Fashiliyeen Qarax

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay in 6-dii Bishan May ay fashiliyeen shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidammada Sirdoonka ay gacanta ku dhigeen jaakado ay ku xiran yihiin waxyaabaha qarxa oo la doonayay in la galiyo gudaha Beerta Nabadda iyo Mooto Bajaaj qayb ka ahayd qorshaha weerarka Beerta Nabadda.

Related posts

Kala Badh Mitariga Dalal Caalamka Oo Ku Guda Jira Dhoolatusyo Milatari Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Farmaajo” Waxaan Idin Ka Codsanay In Aad u Hiilisaan Isbadal Doonka Socda Ee Cusub “

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Ruushka Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Maraykanka Xili Ay Cirka Isk Sii Shareerayso Xiisada Ukraine

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More