Dowlada Kenya Oo Ciidamo Dheeraad Ah Gaystay Xuduuda Ay La Wadaagto Somaliya Iyo Waxa Soo Kordhay

Dawlada Kenya ayaa Xoojisay dadaalaada laagu xaakameeynaayo Ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkeeda ka dib markii dib loo furay soohdinta at la wadaagto Soomaaliya .

Saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah ayaa la soo dhoobay Xadka Kenya ay la waadaagto Soomaaliya si ay ug hortagaan Ganacsiga sharci darrada ah .

Hase’ahaatee’ Tani ayaa ku soo aadaeysa Muddo Todobaad dhexdiisa ka dib markii Kenya ay ogolaatay in dib loo Furo Xarumihii Xuduudaaha Ismaamuladaa Mandheera, Lamu, iyo Garisa 90ka Maalmood ee soo socda.

Hay’adda Canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalaheeda Kastamkaa iyo xakameyntaa Xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa Ilaalada Xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.

Hase’aahaatee ‘ dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaadeysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.

Related posts

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Oo La Kulmay Saraakiishii Kacdoonka Ka Waday Gobolka Hiiraan

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Farmaajo Oo Caawa Soo Saaray Dhambaal Ku Socda Saxafiyiinta Soomaaliyeed

Kooxo Hubaysan Weerar Ku Qaaday Xabsi Iyo Saldhig Ciidan Maxaabiisna La Baxay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More