Magaalada Hiroshima ee dalka Japaan waxa lagu soo geba-gabeeyey shirkii waddamada G7.
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa khudbad uu ka jeediyey kulankaas ku sheegay in laga maarmi karo khilaafka u dhaxeeya Galbeedka iyo Shiinaha.
Hadalkan ayuu jeediyey madaxweyne Biden iyada oo madaxda shirtay ku hishiiyeen in cadaadis la saaro khataraha Shiinaha ee dhinacyada dhaqaalaha iyo militariga.