Dowlada Uk Oo Isbedel Ku Samaysay Dal Ku Galka Ardayda Ajaanibka Ah Ee Wax Ka Barata Dalkaasi

Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay in ardeyda ajanabiga ah ee dhigata jaamacadaha Britain, kuwa aan dhigan maaddooyinia cilmi-baarista ah aan xaasaaskooda iyo caruurtooda loo keeni doonin.

Dowlada ayaa sheegtay in arrinkan lagu yareynayo dadka soo galootiga ah, laakiin wasiirada ayaa ku kala qaybsan arrinkan.

Warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Related posts

Hargeysa:- Siyaasiyiin Iyo Ganacsato Kufsi Lagu Helay Oo La Sheegay In Xabsiyada Laga Siidaayay

Bnnstaff Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Saaray Liiska Kama Dambaysta Ah Ee Codbiyayaasha Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo War Deg Dega Ka Soo Saaray Qaadhaanka Somalia Ugu Talo Gashay Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More