Doorasho Taariikhi Oo Ka Billaabatay Deegaanada Puntland Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashadaasi

Puntland ayay waxaa saaka ka billowday doorashada golaha deegaanka ee beryahan la sugayey, oo noqoneyso markii ugu horeysay ee doorasho qof iyo cod rasmi ah uu qabto maamulka.

Guddida KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa shalay hakiyay doorashada illaa saddex degmo oo ay ku jirto caasimadda Puntland ee Garoowe, kadib qalalaase dhowaan ka dhacay.

Related posts

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Deg Deg u Qabto Doorashada Madaxtooyada

Bnnstaff Bnnstaff

Maamulka Deegaanka Somalida Ee Itoobiya Oo Sheegay In Ay Ciidamo U Dirayaan Gobolka Tigreyga

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Cusub Ee Maraykanka Oo Imaaraadka Ka Iibinayo Diyaaradaha F-35 Oo Uu Trump Hore U Diiday

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More