Ciidanka Dowladda Oo Soo Afjaray Weerarkii Al-shabaab E AW Qe Pearl Beach

Howlgalkii ka socday hotel-ka Pearl Beach ee ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ayaa lasoo gabagabeeyay xalay saqdii dhexe xilliga magaalada Muqdisho.

Soo Af-jaridda weerarka oo aysan si rasmi ah ugu dhawaaqin dowladda Soomaaliya ayaa wararka la helayo waxay sheegayaan in ciidamadii howl-galka ka fulinayay ay hadda si buuxda gacanta ugu hayaan.

Pearl Beach ayaa ah dhismo cusub oo ah maqaaxi ku taalla dacalka xeebta ayaa waxaa weerar ku qaaday maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab.

Related posts

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Waraaq Ka Soo Baxday Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Wadani Oo Sadex Shuruudood Ku Xidhay Imaanshaha Ex Raysal Wasaare Ku Xigeen Maxamed Cumar Carte

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxda Wasaaradda Amniga Somaliya Oo Su’aalo Laga Weydiiyay Amaanka Doorashooyinka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More