Hogaamiyayaasha Mucaaridka Somaliya Oo Nairobi Kaga Shiraya Arimaha Doorashooyinka Dalka

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhaxeeya Siyaasiyiinta iyo musharixiinta mucaaadka.

Kulamada oo u dhaxeeya Xubno ay kamid yihiin, Siyaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynihii hore ee puntland Cabuweli Gaas iyo Xubno kale ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo guddiyada doorashooyinka oo horay ay diidmo uga muujiyeen.

Siyaasiyiinta iyo Xubnaha kale ayaa waxaa ay sheegeen in kulamadooda ay sii soocn doonaan, iyaga oo walaac xoogan ka muujiyay habka ay dowladda Madaxweyne Farmajao ku wado arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Siyaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur ayaa sheegay in kulamadooda ay sii soocn doonaan, isla markaana dhamaan siyaasiyiinta & musharixiinta ay u soo wareegi doonaan Magaalada Muqdisho si kulama loo sii amba qaado.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxwaynihii Hore Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya Fariina Diray

Bnnstaff Bnnstaff

Guddiga Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Gaadhay Kismaayo Iyo Kulamo U Bilowday

Bnnstaff Bnnstaff

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Tobabar U Furay 181 Shaqaale Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More