Borama News Network

1.5 milyan qof oo sanadkan gudanaya xajka xilli aysan reer Gaza nasiib u yeelan

In ka badan hal milyan iyo bar qof oo Muslimiin Xujaay ah ayaa ku suggan magaalada Mecca ee dalka boqortooyada Sacuudiga si ay u gutaan mid ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.
Xajka sanadkan ayaa ku soo beegmay iyadoo uu dagaal ka socdo magaalada Gaza oo ay ku dhimanayaan dad rayid ah, Falastiniyiin hal milyan ka bandanna ay macluul halis ugu jiraan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliya Oo Kulan La Qaatay Dhalinyaro Tobabar Ciidan Ugu Maqan Dalka Dibadiisa

Abdiaziz Bnnstaff

“Waan Ka Imid Xisbigaygii Waddani Waxaan Dhisayaa Kulmiye” Xildhibaan Mukhtaar Maydhane

Abdiaziz Bnnstaff

Deg Deg:- Reer Awdal Oo Ka Qayliyay Jabhad Ay Sheekeen In Laga Soo Abaabulayo Dalka Jabuuti

Abdiaziz Bnnstaff