Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Hay’ad Caalami Ah

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka horumarinta mashaariicda ee UNDP,
Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid muhiim ah, waxayna ku heshiiyeen in si wada jir ah loo fuliyo dhammaan arrimaha muhiimka u ah helitaanka Caddaaladda ee Soomaaliya iyo sidii bulshada ay u heli lahayd xukunno calaadda ah.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda mudane Cabdulqaadir, ayaa la wadaagay in uu ku faraxsan yahay shaqada wanaagsan ee ay u hayaan dadka Soomaaliyeed, waxaana uu balan qaaday inay xoojin doona u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

“Xisbiga Kulmiye Dalka Gudihiisa Iyo Diibadasii Waa Uu Kala Qaybiyeey”Xisbiga Waddani

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somalia Oo Maanta Soo Gaadhay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Gudiga Qandaraasyada Somaliland Oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaystay Mashaariic Loo Tartamay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More