Borama News Network

Madaxwayne Qoorqoor oo nasiib-darro ku tilmaamay colaadda sokeeye ee gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Galmudug ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo todobaadkii hore ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud.

Axmed Cabdi Kaariye, ayaa culumaa’uddiinka iyo waxgaradka gobolka ku borrriyay in maamulkiisa ay ka caawinaan damminta colaadda.

Warbixintan iyo war bixin kale oo ku saabsan Madaxweynaha Jubbaland oo isagana ugu baaqay shacabka inay ka qeyb qaataan dagaalka lagula jiro Al Shabaab, ayaa waxaa noo haya wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Maxamed Samakab.

Related posts

Daadad Tobnaan Kun Oo Qof Ku Saameeyay Jowhar Iyo Gaalkacyo

Cajiib! Hal Muus Ah Oo Lagu Kala Iibsanaho Lacag Dhan 6 Milyan Oo Dolar Iyo Sababta

Abdiaziz Bnnstaff

Ma Doonaysa In Caruurtaadu Bartaan Quran, Higaad, Caqiidah iyo Culuumta Diinta Islaamka?

Abdiaziz Bnnstaff