Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa inuu la dareen iyo damqasho yahay ganacsatada hantidoodii ku waayey masiibadaa dabka ah ee suuqoodii weynaa Wajaale haleelay, Ilaahayna uga baryey in uu cawil kheyr qaba ugu beddelo.
Ugu Danbeyntii Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa xukumada ugu baaqay in si deg dega Baadhis Balaadhan loogu sameeyo soo noqnoqashada gubashada Suuqyada dalkeenna.