Wasaaradda Caafimaadka Qaza Oo Shaacisay Wadarta Falastiiniyiinta Ku Dhinta Weerarrada Israa’iil

Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Qaza ayaa sheegtay in 13,000 oo qof ay hadda ku dhinteen dhulka falastiiniyiinta tan iyo markii uu billowday dagaalka Israa’iil.

Israa’iil ayaa olole aargoosi ah ka billowday Qaza ka dib markii dagaalyahannada Xamaas ay ka gudbeen xadka Israa’iil 7-dii Oktoobar, halkaas oo ay ku dileen 1,200 oo qof in ka badan 200 oo qofna ay qafaasheen.

Waxaan si joogto ah uga warbixinay tirada dhimashada ee Qaza, asxaabteena BBC Verify ayaa sharaxay sida dadka dhintay loo tiriyo.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Ayaa Daahuray Ansixinta Siyaasadda Qaran Ee Maamul Daadejinta

Bnnstaff Bnnstaff

Dibadbaxyo Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Shirci Cusub Oo Ka Soo Baxay Dowlada Faransiiska

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamadda Booliska Oo Hawlgal Ku Soo Qabtay Rag Lagu Eedeeyay In Afduubeen Muwaadhin Soomaaliyeed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More