Borama News Network

Deg Deg Madaxwayne Ku Xigeen Saylici Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Aqoonyahanka Gobolka Awdal Iyo Arimaha Laga Wada Hadlayo

Saylici oo kulan deg dega iskugu yeedhay Aqoonyahanka G.Awdal

“Waxaan maanta kulan Qado sharaf iyo is xog waraysi ah Magaalada Hargeysa kula qaatay qaar ka mid ah Labeenta Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal.

Waxaan isla Falanqaynay xaalada guud ee Dalka iyo si gaar ah ta gobolka Awdal.” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Related posts

Shacabka Magaalada Lughaya Oo Quriga Qaatay Wacadna Ku Maray In Ay Badooda Difaacanayaan

Abdiaziz Bnnstaff

“Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Youtuber Maayirka Waxqabadkiisa Caalamka Og” Boqor Axmed Iiman

Abdiaziz Bnnstaff

Deg Deg:- Madaxwayne Muuse Biixi Oo Itoobiya U soo Sexeexay Deked Iyo Saldhig Milatari

Abdiaziz Bnnstaff