Culimada Soomaaliyeed Oo Baaq U Diray Musharxiinta Madaxweynaha Iyo Dowladda Dhexe

Shirka Muqdisho uga socda Masharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa uu marayaa meel xasaasi ah, iyadoo shirka ay ku biireen Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka, waxaana sidoo kale qayb ka ah shirka oo aragtidooda ku biiriyay Culimada Soomaaliyeed.

Culimada oo qayb ka ah shirka sida wararku sheegayaan ayaa waxaa ay soo saareen Culimadu baaq ku aaddan doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo, waxaana ay ku baaqin in wax waliba lagu xaliyo wada hadal iyo isu-tanaasul.
Qoraalka ay soo saaren Culimada oo ka kooban Todobo Qodob ayaa waxaa talo soo jedin iyo baaq loogu diray madaxda doonaysa in u tar-tamaan Xilka madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasi oo intooda badani ay Muqdisho ku shirayaan, waxaana ay sheegeen Culimadu in wixii khilaaf ah oo ku saabsan arrimaha doorashada laga wada fariisto.

Related posts

Madaxwaynaha Dalka Pakistan Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus

Bnnstaff Bnnstaff

Alshabaab Oo Qaraxyo Ku Burburisay Buulaburde Garoonka Diyaaradaha

Bnnstaff Bnnstaff

Daawo:- Nuxurka Muushin Ay 16 Xildhibaan Hor Keeneen Golaha Wakiilada Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More