Borama News Network

Banaanbaxyo Waawayn Oo Ka Bilaabmay Magaalooyinka Dalka Kenya

Magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Kenya waxaa hadda ka socdo dibadbaxyo ay dhigayaan dadka kenyanka ah ee ka soo horjeeda hindse-sharciyeedka maaliyadda ee canshuurta lagu kordhinayo.

Nairobi, Mombasa, Nakuru iyo magaalooyin kale ayaa boqollaal dad ahi isugu soo baxeen waxaana ay wataan boorar ay ku xardhanyihiin hal ku dhigayo ay ku diidanyihiin sharciga lagu kordhinayo canshuurta xilli dad badan ay sheegayaan in ay dareemayaan culeys dhanka nolosha ah.

Dowladda ayaa ciidamo badan gaysay xaruumaha dowladda si ay uga hortagaan in rabshado ay dhacaan.

Related posts

Daawo War Cusub Oo Ka Soo Baxay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha oo kulan yeeshay kadib caleema saarkii Donald Trump

Abdiaziz Bnnstaff

Xisbiga KAAH Oo Sheegay in Xubnaha Xisbigaasi ee Wasiirrada Noqday Ay Toos Ugu Biireen Waddani

Mustafe haji