Borama News Network

Xaalada Niarobi Oo Cakiran Iyo Xaruntii Baarlamaanka Oo Qayb Ka Mid Ah Dab La Qabadsiiyay

Banaanbaxyada looga soo horjeedo Canshuur-kordhinta Kenya oo sii xoogeystay, iyadoo dad caraysan ay xoog ku galeen Xarunta Baarlamaanka oo ka shirayay sharciga cusub ee maaliyadda.

Labo kamid ah dadka banaanbaxa dhigayay ayaa lagu dilay banaanka Baarlamaanka, waxaana lagu soo waramayaa in xaaladda ay kasoo darayso, oo Nairobi Maanta jawiga ka duwan yahay sidii hore.

Related posts

Madax dhaqmeedka Gobolka Awdal oo si adag uga Biyo diiday wararka Beenta ee Borama laga Fidiyey

Abdiaziz Bnnstaff

Daawo Ansixinta Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Ciro

Abdiaziz Bnnstaff

“Qoladii huwanta ahayd waxa aan leeyahay maan dhiman ee weli waan noolahay” Faysal Cali Waraabe.

Abdiaziz Bnnstaff