Borama News Network

Calanka Soomaaliya Oo Shalay Laga Taagay Xarunta Looga Taliyo Toronto

Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka Soomaaliya munaasabadda 26-ka June darteed.

Calan-saarka ayaa ka dhacay xarunta looga taliyo magaalada Toronto ee City Hall.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Cali Muudey oo kamid ah madaxda ururka TODAY oo hirgaliyay munaasabaddaas, ugu horreyna waxa uu waydiiyay munaasabadda iyo waxa ay ku saabsaneyd.

 

 

Related posts

“Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Youtuber Maayirka Waxqabadkiisa Caalamka Og” Boqor Axmed Iiman

Abdiaziz Bnnstaff

“Mucaaridad Naar Naar Ah U Diyar Garooba Kulmiye Na Aakhiro Ayaan Ku Kala Hadhaynaa..” Wasiir Hore Buuni

Abdiaziz Bnnstaff

Jabuuti oo raafaysa dadka Itoobiyaanka ah ee sharci darrada ku jooga dalkaasi

Abdiaziz Bnnstaff