Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Niger Oo Maanta Geeriyooday

Dowaladda Niger ayaa shaacisay in Madaxweynihii hore ee dalkaas Tanga Mamadou oo ahaa 82 jir geeriyoday, sida lagu shaaciyay qoraal goor dambe oo Arbaco ah kasoo baxay Madaxtooyada dalkaas

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda isagoo ka xun wuxuu idinla socodsiinayaa geerida Mudane Tanga Mamadou, madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Niger” ayuu lagu yiri Qoraalka Madaxtooyada.
Bayaanka ayaa intaas ku daray in dalka Niger geli doono seddex maalin oo baroor diiq ah, isla markaana Calamka qaranka hoos loo dhigi doono maalmaha ay socdaan baroor diiqa loo sameynayo Madaxweynihii hore ee dalkaas.

Tanga Mamadou ayaa xukumayay dalka Niger sanadihii 1999 ilaa 2010.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

”Somaliland Dalacad Bay Maraysaa, Haddii Dadka Hogaaminayaa Ka Saari Waayaan…”Xildhibaan Guruuje

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Wadani Oo War Ka Soo Saaray Shirkiisa Bilaha Ah Iyo Arimaha Lagaga Hadlay Shirkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidanka Ruushka Oo Ka Baxaya Dalka Khazakhistan Iyo Gantaalo Ay Riday Kuuriyada Woqooyi Oo Ka Yaabiyay Maraykanka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More