Madasha Xisbiyada Qaran Oo War Ka Soo Saartay Heshiiskii Madaxda Dowlada Fadaraalka Iyo Maamul Goboleedyada

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka.

War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in Madashu ay soo dhoweyneyso heshiiska laga gaaray qaabka ay u dhacayso doorashada dalka isla markaana ay ku baaqeyso in laga qeybgaliyo saamileyda siyaasada dalka guddiyada doorashooyinka.

Sidoo kale Madasha ayaa ku baaqday in la sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka isla markaana kormeerayaal caalami ah ay goobjoog ka noqdaan xubnaha ku metelaya gobolada waqooyi ee dalka.

Related posts

“Waanu Ka Xunahay Degmooyinka La Dalacsiiyay Ee Madaxweynuhu Dib u Soo Celiyay” Xogyaha Guud Waddani

Bnnstaff Bnnstaff

Haayada Camuud Foundation Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay 200 Oo Qoys Oo Ku Nool Gobolka Saaxil

Bnnstaff Bnnstaff

Maxay Tahay Sababta Keentay In Kulankii Maanta Ee Golaha Wakiiladu Uu Furmi Waayay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More