Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Khaladaad Lagu Arkay Manhajka Cusub Ee Waxbarashada Qaranka December 1, 2020December 1, 2020 Share0 Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay khaladaad lagu arkay maadada Juquraafiga fasalka 4-aad ee dugsiga sare, waxaana dowladdu ay cudurdaar ka bixisay Khaladkaasi.