Borama News Network

Ciidamada Dowladda Federaalka oo dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka dhana ah ‘AS’ kawada Gobolka Galgaduud

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka deegaanka ee Macawiisleyda loo yaqaan & kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa dhaqdhaqaaq ka dhan ah ‘AS’ kawada Gobolk Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug.

Saraakiisha hoggaamineysa Ciidankaan ayaa sheegay in howlgalkooda guullo hordhaca ah ay ka gaareen kaddib markii ay gacanta ku dhigeen deegaanno hoostaga Magaalada Masegawaa ee Gobolka Galgaduud halkaas oo saacado kahor Ciidamo Iskaashanaya ay howlgal ka fuliyeen.

Mas’uuliyiin katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa Mustaqbal u sheegay in howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ay xoogga saareen Ciidanka Federaalka, Daraawiishta iyo Dadka Deegaanka ee loo garanayo Macawiisleyda.

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Borama Kuwo Cusubna Dhagax Dhigay

Abdiaziz Bnnstaff

Daraasad muujisay seddex milyan oo carruur ah oo u dhimatey arin la xiriirta ijirkooda oo qaadan waayey dawada

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada UK oo Soomaaliya si buuxda uga cafisay guud ahaan deymihii ay ku lahayd.

Abdiaziz Bnnstaff