Borama News Network

Tanziil Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta somaliyed

Tanziil Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta somaliyed

WhatsApp: +252638407783

Tanziil Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta.

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
1)Quraanka kariimka ah
2)Higaadda
3)Carabida
4)Xadiithka
5)Caqiiqda islaamka
6)Fiqhiga
7)Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8)Tarbiyadda caruurta
9)Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10)Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka

 Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

Whatsapp: +252638407783
Skype: Tanziil Quran Online

Related posts

Maamul Ka Tirsan Dalka Kenya Oo Mamnuucay Qaadka Ay Dalkaasi U Dhoofiyo Dalalka Dariska La Ah

Abdiaziz Bnnstaff

Caasimadda Hindiya Oo Ceeryaamo La Isla Arki La’Yahay Xilli Ay Baaqdeen in ka Badan 100 Duulimaad

Abdiaziz Bnnstaff

Kooxo Dabley hubaysan Ah Oo In Ka Badan 100 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Rariga Dalka Burkina Faso

Abdiaziz Bnnstaff