Haayada Samafalka Amoud Foundation ayaa deegaanka Abdaal Ee G/Saaxil Ka Qaybisay Deeq Rashin Kale duwana Taasi Oo ay Haayada Amoud Foundation ay Deeqdaasi Ugu
Talogashay 200 Oo Qoys Oo Ka Mid ahaa Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Roob Weyn Oo Deegaankaasi Ka Da’ay.