Borama News Network

Hoggaamiye Sare Ismaacil Haniya oo La dilay iyo fah faahin ka soo baxaysa

Hoggaamiyihii siyaasadda ee Xamaas, Ismaaciil Haniya ayaa lagu dilay caasimadda Iran ee Tehran, sida ay Xamaas ku sheegtay warsaxaafadeed rasmi ah.

Xamaas ayaa sheegtay in Haniyeh lagu dilay weerar ka dhacay dhismaha uu ka degganaa Tehran.

Ilaalada Kacaanka Iran ayaa xaqiijiyay in Haniyeh lala dilay mid ka mid ah ilaaladiisa, sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda Iran.

Haniyeh ayaa shalay la kulmay hoggaamiyaha sare ee Iran, Ali Khamenei iyo madaxweynaha Masoud Pezeshkian,halkaa oo uu uga qeybgalay caleema-saarka Pezeshkian.

Related posts

Daawo: Maxamed Bk Oo Su’aal Cajiib Ah Waydiiyay Sheekh Dirir Iyo Jawaabta Sheekha

Ugu yaraan 40 Qof ayaa diyaaradaha Israaiil ku dileen magaalada Rafax ee Falastiin Iyo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Xamaas Iyo Isreal

Abdiaziz Bnnstaff

Dad caraysan oo Saldhig Booliis ku dhex dilay Nin ku eedaysan in uu Lo’ xaday

Abdiaziz Bnnstaff