Borama News Network

Ruushka iyo reer galbeedka oo is dhaafsaday maxaabiistii ugu badneed tan iyo dagaalkii qaboobaa

Madaxweyne Ruushka Vladimir Putin ayaa isna garoonka diyaaradaha ee magaalada Moscow, ku soo dhaweeyay maxaabiis u dhashay dalkiisa oo xabsiyada laga sii daayay kadib markii Ruushka iyo Reer galbeedku sameeyeen is waydaarsigii ugu ballaarnaa ee dhanka maxaabiista.

Arrintaan ayaa ku timid wadahadallo muddo socday oo dowladda Turkigu ay door weyn ku laheed.

Putin oo soo dhaweynaya maxaabiis

Putin oo soo dhaweynaya maxaabiis

Related posts

Af Somaligu Waxa Uu Ku Fiicanyahay In Dadka Lagu Habaaro Carabi Iyo Af Inguriisiguna..” Prof Dalxa

Abdiaziz Bnnstaff

15 Qof Ayaa Ku Dhintay Halka Dad Kalena Ku Dhaawacmeen Shil Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Hindiya.

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Somaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Celinayso Soomaalidii Laga Soo Badbaadiyay Biyaha Dalka Jasiiradda Madagaskar.

Abdiaziz Bnnstaff