Deg Deg :- Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu goordhow ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Gaalkacyo.

Qaraxa oo an weli noociisa la shaacin ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore Xarunta Dowladda Hoose ee Galmudug ee Koonfurta Gaalkacyo gaar ahaan halka ay ka baxaan baabuurta ee loo yaqaano Astaan Golol.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Rasaas laga maqlayo goobta qaraxa,, iyada oo Ciidamo faraabdan oo ka tirsan kuwa Ammanka Magaalada Gaalkacyo ay goobta tageen.

Wararka kusoo kordha qaraxa kala socda BoramaNews.com

Related posts

Dad ka Qaxay Fulkaane ka Qarxay Koongo Iyo Fah faahin Kasoo baxaysa

Bnnstaff Bnnstaff

Magaalada Cadaado Oo Maanta Si Midaysan Looga Ciiday Dhawr Sano Ka Dib

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiir Fowziya Oo ka Cabatay Xildhibaano iyo Wasiiro Caqabad ku Noqday Shaqda Wasarada ay Maamusho.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More