Ka Faa’idayso Fursad Qaaliya Oo Gurigaaga Ku Baro Quraanka Kariimka

Fursad qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda

WhatsApp: +252634484123
Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta.

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
Quraanka kariimka ah
Higaadda
Carabida
Xadiithka
Caqiiqda islaamka
Fiqhiga
Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
Tarbiyadda caruurta
Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English to English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

Whatsapp: +252634484123
IMO: +252634484123
Viber: +252634484123
Skype: Amaano Quran Online
Gmail: amaanoonlinequran@gmail.com
Booqo webiste ka dugsiga

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qaabilay Ergayga Midowga Yurub u Qaabilsan Geeska Afrika

Bnnstaff Bnnstaff

Jubaland: Warbixin Ku Kaabsan Howlgallada Ka Dhanka Ah Ururka Al-shabaab.

Bnnstaff Bnnstaff

” Faysal Cali Waraabe, Waxa Nasiibdarro 21 Sannadood Ayuu Ahaa Guddoomiye Xisbi….” Wasiir Abokor

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More