Xisbiga Wadani Ee Somaliland Oo Magaacabay Gudoomiyey Cusub December 13, 2020 Share0 Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa gudoomiyaha xisbiga ee laamaha dalka Kanada u magacaabay Cabdiwahaab Faarax Kaamil. Nuqul uu ku saxeexan yahay hogaamiyaha xisbiga Xirsi Xaaji ayaa lagu magacaabay gudoomiyahan cusub.