Borama News Network

horItoobiya oo sheegtay in biya-xireenkii ay Masar isku khilaafeen uu laba jibaaray korantadeed

Itoobiya ayaa sheegtay in ay laba jibaartay wax soo saarka korontadda ee biya-xireenkeeda muranka dhaliyay ee webiga Nile ka dib markii laba qeyb oo kale ay bilaabeen howlahooda.

Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya oo ay ku bixday balaayiin dollar ayaa markii ugu horreysay bilaabay inuu koronto dhaliyo horraantii sanadka 2022.

Mashruucan ayaa xiisad ka dhex abuuray Itoobiya iyo dowladaha Masar iyo Suudaan. dalalkan ayaa waxay ku tiirsan yihiin Niilka Buluugga ah waxayna ka baqayaan in biyo-xireenku uu saameyn ku yeesho biyahooda.

Related posts

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Jeediyey Saddex Qodob Oo Xal u Noqon Kara khilaafka Cusub Ee Doorashada.

Abdiaziz Bnnstaff

“Cidda uurka inaga neceb inaggu kama necbin ee cid kasta waan soo dhawaynaynaa”Wasiir Cali Mareexaan

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Shiinaha Oo War Ka Soo Saartay Weerarkii Ay Dowlada Iran Ku Qaaday Isreal

Abdiaziz Bnnstaff