Borama News Network

Khasaare ka dhashay duufaan ku dhufatay Koofurta dalka Japan

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay ka dib markii duufaan dabylo wadata ay ku dhufatay Jasiiradda koonfureed Kyushu ee dalka Japan.

Jasiiradda oo ay ku nool yihiin 12.5 milyan oo qof, dad faro badan ka barakaceen duufaanta, sida ay sheegeen saraakiisha gargaarka deg dega.

Dabeylaha iyo duufaanta ayaa waxaa sababay roob mahiigaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay gudaha dalka Japan.

Sidoo kale, saraakiisha gargaarka deg dega ayaa ugu baaqay bulshada in ay ka feejignaadaan goobaha ay duufaanta ku dhufutay.

Related posts

Suuqyada Waawayn Ee Magaalada Muqdisho Oo Maanta Gabi Ahaanba Xidhan Ka Dib Markii Ay Dawladu Cashuuro Ku Soo Rogtay Ganacsatada

Abdiaziz Bnnstaff

Carruurta Gaza ku nool oo sanadkii labaad oo xiriir ah aanay heysan Waxbarasho

Abdiaziz Bnnstaff

Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Habraaca Wax Ka Bedelka Dustuurka Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff