Saraakiil Iyo Masuuliyiin Hore Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo goob lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Qaraxa ka dhacay Galkacyo dhinaca Gaalkacyo waxaa ku dhintay Taliye Kuxigeenkii ciidanka Danab ee Galkacyo MARSHO.

Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay duqii hore ee Gaalkacyo ee qeybta Puntland Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay, waxaa dhaawac culus qaba taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Qooje Dagaari.

Waxaa jira dad shacab ah oo ku dhintay qaraxa oo uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ciidamada Dowlada Iran Oo Sameeyay Dhuulatus Milatari Oo Xoogan

Bnnstaff Bnnstaff

Midawga Africa Iyo Dowlada Somaliya Oo Ku Heshiiyay In Ciidanka Amisom Mudo Kordhin Loo Sameeyo

Bnnstaff Bnnstaff

Waraysi:- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhalinyarada Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More