Wada-Hadalladii Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Oo Dib u Billaabmaya
Wada-hadalladii u dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lagu wadaa inay dib u billowdaan, sida ay xaqiijiyeen labada dhinac. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud