Home
Page 12
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Waa in aan Baarlamaanka ku ixtiraamnaa shaqada uu ka qabtay Dastuurka”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa soo jeediyay in ixtiraam loo muujiyo go’aanka Baarlamaanka 11aad uu ku meelmariyay afarta cutub ee Dastuurka
Dowlada Iran Oo Wacad Ku Martay In Ay Aar Gudanayso Iyo Talaabooyinka Ay Qaadayso
Iran ayaa balan qaaday in ay ka jawaabi doonto weerar lagu qaaday qunsuliyada ay ku leedahay magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya, kaasoo ay ku eedaysay
Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Ruuska Oo Ku Soo Waajahan Dalka Eritrea Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi
Wafti ka socda militariga Ruushka, uuna hoggaminayo Taliye Ku-xeegeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Kasatonov ayaa soo gaarey dalka Eirtrea, sida uu sheegciyey Wasiirka Warfaafinta
Bakhtiga Ninkii Ka Cadhaysiiyay Dunida Islaamka ee Gubay Kitaabka Qur’aanka Oo La Helay Isago Meel Cidlo Ah Ku Go’ay
Salwan Momika oo ah nin kasoo jeeda asal ahaan dalka Ciraaq ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla dalka Norway. Ninkan ayaa markii uu
Dowlada Itoobiya Oo Muwaadiniinteeda Ka Soo Daadgureyneysa Sacuudiga
Itoobiya ayaa tobannaan kun oo muwaadiniinteeda daruufeysan ah ka soo celineysa dalka boortooyada Sacuudi careebiya. Go’aankan oo Addis Ababa looga dhawaaqay todobaadkii hore ayaa la
Waa kuma 15 Jirka Muslimka Ah Ee Indha Dunida Soo Jiitey Ka Dib Tillaabo Geesinimo Leh Oo Uu Qaaday?
Wiil 15 sano jir ah oo u dhashay dalka Krgystan ee ku yaal bartamaha Asia, laguna magacaabo Islama Khalilov ayaa loo aqoonsaday halyey, ka dib