Dowlada Kenya Oo Dib Ubilaabaysa Dhismaha Darbiga Ay Ka Dhisayso Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliya
Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM Brigadier Paul Njema ayaa manta degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada waxaa uu u sheegay...