Author : Bnnstaff Bnnstaff
Deg Deg:- Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka tukaraq ee Gobolka Sool,waxaana uu dhex-maray Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa la magac baxay...
Dowladaha Uganda Iyo Tanzania Oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaasi Dhanka Shidaalka Ah
Dalalka Tanzania iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis oggolaanaya dhismaha dhuun shidaalka cayriinka ah oo dhererkeedu gaarayo 1,445 km (898 meyl). Mashruucan oo ay ku...
Ciidamo Itoobiyaan Ah Isku Dilay Haweenay Awgeed Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Wararka aan ka heleyno Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay isku dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Itoobiya...
Dowlada Somaliya Oo Sheegtay In La Dilay Saraakiil Ka Tirsan Alshabaab
Taliska Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa ka warbixiyay howlgal ciidamada ka sameeyeen degmada Jamaame gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha ayaa sheegay in ciidamada ay dileen sarkaal...
Dhacdo Yaableh Oo Laga Soo Sheegayo Muqdisho Iyo Dadka Oo Ka Argagaxay Dhacdadaasi
Wiil yar ayaa waxaa la sheegay in saacadihii lasoo dhaafay lagu fara-xumeeyay degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir, waxaana falkaas kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah....