Author : Bnnstaff Bnnstaff
Saamayn Caykeeya Ayuu Dagaalka Ka Socda Dalka Itoobiya Ku Yeelan Karaa Dalalka Dariska La Ah
Dagaalka ka socda gobolka ku yaalla waqooyiga Itoobiya ee Tigray, saameyn xun kuma yeelan doono mustaqbalka Itoobiya oo kali ah, balse waxaa uu saameyn halis...
Madaxweyne Trump Oo Markii Ugu Horeysay Muujiyay In Uusan Xilka Sii Joogi Doonin
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa ku guuleystay gobolka Georgia, Sida BBC-du sadaalinayso, waa musharraxii ugu horreeyay ee Dimuqraadi ah ee gobolkaasi ku...
Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Gobolka Tigreyga Ee Dalka Itoobiya
Haddii la xaqiijiyo in dad badan oo rayid ah la laayay waxay noqoni doontaa markii ugu horreysay oo tan iyo inti uu dagaalka bilaabmay dad...
Madaxwaynaha Cusub Ee Maamulka Hirshabeele Oo Baaq U Diray Beesha Caalamka
Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in Beesha Caalamka aysan gacan ka geysan dhismaha Maamulkaas iyo Doorashooyinkii dhacay. Madaxweyne...
Itoobiya Oo Kumanaan Ciidan Kala Baxday Somaliya Iyo Sobobta Keentay
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in kumanaan Askari oo ka tirsan Ciidankeeda kuna sugan gudaha dalka Soomaaliya ay dib ugala baxayaan, iyagoona ka hadlay...
Banaanbax Balaadhan Oo Ka Dhacay Degmada Warsheekh Oo Dhawaan Dad Shacab Ah Lagu Laayay
Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayay Doorashadii Madaxweyaha Cusub ee Hirshabeelle iyo...