Author : Bnnstaff Bnnstaff
Ciidamada Tigreega Oo Laayay Ku Dhawaad 500 Oo Dad Shacab Ah Iyo Madaxwaynaha Qoomiyada Amxaarada Oo Ka Hadlay
Wakaalada wararka ee Amxaaradda ee Mass Media Agency ayaa ku warrantay in gelinkii dambe ee shalay Ciidanka Tigree-ga ay dad shacab ah oo farabadan ku...
Ra’iisul Wasaarihii Dalka Baxreyn Oo Goordhow Geeriyooday
Ra’iisul Wasaarihii waddanka Baxreyn Sheekh Khalifa bin Salman Al Khalifa ayaa lagu warramayaa inuu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalo ka tirsan dalka Mareykanka. Warar...
DEG DEG:- Faahfaahno Ka Soo Baxaya Khasaaraha Xoogan Ee Dagaalka Gobolka Tigreyga Ee Itoobiya
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada qaranka dalkaasi ay dileen 550 ka tirsan dagaalyahanada (TPLF) xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka ka socda gobolka Tigray....
Mareykanka Oo Taageero U Muujiyay Tallaabo Ay Qaaday Dowladda Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Taliye Odaywaa Oo Ka Warbixiyay Hawlgalada Ka Socda Dalka Ee Ka Dhanka Ah Alshabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaadhaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil kale. Kulanka...
Dowlada AItoobiya Oo Fariin U Gudbisay Madaxweynayha Suudan Iyo Xog Laga Helay
Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Itoobiya oo uu hoggaaminayay La-taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda...
Rasaas Lagu Furay Masaajid Ku Yaalaa Magaalada Guriceel Iyo Dad Loo Soo Qabqabtay Falkaasi
Ciidanka amniga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galagduud ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ballaaran ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaaladaas, waxaana laga helayaa faah faahino. Howlgalka...