Category : Somali News
Xog ku aadan qaabka Burcad-badeeda ku qaateen Lacag madax furasho ah oo ay ku daayeen Markabka MV Abdullahi
Waaberigii hore ee shalay oo Axad ahayd ayey Burcad-baddeed Soomaali ah waxay sii daayeen Markab Xamuul oo laga leeyahay dalka Bangladesh iyo Badmaaxiintii la socotay....
Dowladda Ruushka oo Golaha Ammaanka ku tilmaantay Munaafaqiin labo Wajiile ah
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay weerarkii jawaab celinta ahaa ee Iran ku qaaday Israa’iil, halka golaha aysan cambaareyn...
‘Qalbiga xanuun ayaan ka dareemayaa’: Hooyo Aamino oo wiilkeedii labaad looga dilay Canada
Maalmihii lasoo dhaafay dilal kala duwan ayaa laga diiwan geliyay dalka Canada kuwaas oo ka kala dhacay magaalooyin ay soomaali deggenyihiin, iyadoo dhallinyarada la dilayna...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku baaqday in la qaboojiyo xiisadda ka taagan bariga dhexe
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soosaartay waxa ay ku baaqday in xal degdeg ah loo helo...