Home
Page 43
Ciidanka DANAB oo qayb ka noqonaya Dhoolatus Militari oo Kenya ka dhacaya 26ka Febaraayo ilaa 7da Maarso 2024
Ciidamada gaarka u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa ka qaybgalaya dhoollaturka Militari ee berri ka billaabanaya Dalka Kenya ee la qorsheeyay in uu socdo inta
Xukuumadda Netanyahu oo Ciidanka Israaiil ku qasbaysa dib ugu laabashada goobaha ay isaga-baxeen
Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Israaiil ayaa cadaadis xooggan waxa ay saaraysaa ciidamada Yuhuudda si ay dib ugu laabtaan xaafado katirsan Magaalada Gaza oo si tartiib-tartiib ah
Soomaaliya oo Ururka Iskaashiga Islaamka hordhigtay xadgudubka Itoobiya ku samaysay madaxbannaanida Iyo wadajirka Somaliya
Daauud Aways Jaamac, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ahna Guddoomiye ku xigeenka Golaha Wasiirradda Warfaafinta Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa ururkaas hordhigay xadgudubka
Maraykanka iyo Ingiriiska oo weerarro cusub oo xagga cirka ah ku qaaday Yemen
Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa sheegtay in diyaaraddaha dagaalka ee Maraykanka iyo kuwa Ingiriiska ay weerarro cusub oo xagga cirka ah ku qaadeen, bartilmaameedyo ku yaala