Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Safar Ku Tegaya Dalka Sucuudiga Iyo Waxa Uu Daaranyahay Safarkaasi
Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka dowladda taabacsan ee SONNA, ajandaha booqashada Xasan Sheekh ku tagay Sacuudiga waxaa ka mid ah wadaxaajood muhiim ah oo mas’uuliyiinta...