Author : Abdiaziz Bnnstaff
Madaxwayne Biden oo madaxda Labada Aqal ee Maraykanka kala hadlaya Kaalmada Israel Iyo Ukraine ay siiso Dowladdiisa
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa kulan gaar ah ku ballansaday afar xubnood ee ugu sarreeya labada Aqal ee Baarlamaanka Dalkaas si uu ugala hadlo kaalmada...
Ciidamo daacad u ah milateriga Sudan oo is-hortaagay gargaar loo waday Darfur
Masuuliyiinta daacadda u ah milatariga Sudan ayaa is-hortaagay gargaar ku socday gobolka Darfur, tallaabadaas oo ay aad uga qayliyeen hay’adaha gargaarka iyo dawladda Mareykankuba. Gobolka...
Nin dab isku qabadsiiyey afaafka hore ee Safaaradda Israa’iil ee ku taalla Washington
Sida ay masuuliyiintu sheegeen nin ayaa xalay dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Magaaladan Washington. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wasiiru dowlaha gaashaandhiga Boqortooyada Ingiriiska
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga ee dowladda Ingiriiska James Stephen Heappey oo booqasho ku yimid Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa...
Sida aad ku heli kartid baasaboorka cusub ee Faransiiska iyo sharuudaha kaa xiga
Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga. Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay...