Author : Abdiaziz Bnnstaff
Midowga Yurub Oo Israa’iil Ku Eedeeyey In Ay Reer Qasa Gaajo u Dileyso
Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa ku eedeeyey Israa’iil in ay gaajo u dileyso dadka reer Qasa ee xabadda ka bedbaaday,...
Sacuudiga Oo Waji Gabax Kala Kulmay Robot Ay Maxamed u Bixiyeen Oo Gabar Ku Xadgudbey
Sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinnada dunida, shirkad laga leeyahay Sacuudiga oo robotyada sameysa laguna magacaabo QSS ayaa waxay soo bandhigtay robot nin...
Dagaal Ka Qarxa Qaarada Yurub Oo Laga Casi Qabo Iyo Gaashanbuurta NATO Oo Diyaar Galay Ugu Jirta Dagaalkaasi
Waxaa jirtay waqti ay NATO sameyn jirtay in gebi ahaanba ay isaga fogaato magacaabista amaba in ay soo hadal qaaddo Ruushka marka ay ka faalloneyso...
Dowladda Pakistan Oo Diiday In Xabsiga Lagu Booqdo Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalkaas Imran Khan.
Maamulka xabsiga uu ku xiran yahay Ra’isul Wasaarihii hore ee Pakistan ayaa Talaadadii si lama filaan ah muddo laba toddobaad ah u mamnuucay dhammaan shirarka...
Joe Biden Oo Ku Guulaystay Magacaabista Musharraxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Dimuqraadiga
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku guulaystay in uu noqdo Musharraxa Xisbigiisa Dimuqraadiga ee Doorashada Dalkaas si uu markale u wajaho Madaxweynihii ka horreeyay ee...