Author : Abdiaziz Bnnstaff
Soomaaliya ma heli doontaa kursiga Qaramada Midoobay ee loo ogolaaday inay kaligeed u tartanto?
“Kursigan looma tartami doona,waan kursiga la hubo,marka uu dhamaado 2024-ka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu fariisan doonta” ayuu yiri Cali balcad. Wasiir Cali ayaa...
Soomaaliya Oo Gudoomisay Shir Ka Dhacay Dalka Itoobiya Iyo Arimaha Lagaga Hadlayo Shirkaasi
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa shir gudoomiyay shir ay isugu yimaadeen guddiga qaabilsan nidaaminta iyo qorshaynta jagooyinka kala duwan ee Midowga...
Madaxwayne Muslim Ah Oo Sexeexiisa Lagu Dhacay Lacag Dhan Malaayiin Dolar
Nijeria ayaa dalbanaysa in booliska caalamiga ah ee Interpol ay gacan ka siiyaan soo qabashada saddex tuhmane oo la sheegay in ay bangiga dhexe ee...
Kaluumaysato Shiine Ah Oo Dhintay Xilli Ay Eryanayeen Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jasiirada Taiwan
Labo kaluumaysato ah oo Shiinees ah ayaa ku hafasho u dhintay xilli ay ciidamada ilaalada xeebaha Taiwan ku eryanayeen jasiiradda Kinmen ee waqooyiga ugu xigta...
Shirkadda Elon Musk Oo Lagu Eedeeyay In Ay Lacag Ka Qaaday Argagixso
Shirkadda X ee horay loo oran jiray Twitter ayaa siisyay adeegyada rukumashada bogag ay leeyihiin kooxo argagixiso ah, sida ay sheegeen kooxo ololeeyayal tiknoolajiga ah....
Isreal Oo Duulaan Culus U Abaabulaysa Goobta Kaliya Ee Gabaadka U Ahayd Shacabka Reer Falastiin
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku adkeystay in uu ciidamadiisa u diray magaalada Rafax ee ku taalla marinka Gaza, isaga oo dhaga ka furaystay...