Author : Abdiaziz Bnnstaff
Somaliland Oo Si Adag Naqdisay Qoraallo Ay Dowladda Federaalka u Dirtay Qaramada Midoobay Iyo Midawga Afrika
HARGEYSA — Dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan ugu baaqday ururrada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif mabda’ ku salaysan ka qaataan is-afgaradkii ay bishii hore...
Wasiirka Difaaca Oo Sheegay In Ay Socdaan Baaritaanno Lagu Hubinayo Weerarkii Ka Dhacay Xerada Goordan
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa uga...
Madaxweynaha FIFA Infantino & Tababarihii hore ee Arsenal Wenger maxay ka dhaxeen Kubadda Cagta Soomaaliya?
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Cali Cabdi Maxamed Cali Shiino oo kamid ahaa madaxdii goobjooga ka noqotay kulan-ciyaareedkii lagu soo gabagabeeyay tartanka xulalka Afrika...
Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin oo la dhigay qaybta Xaalad naf ku dhowrka ICU
Lloyd Austin oo ah Xoghayaha Difaaca Maraykanka oo la xannuunsanaya cudurka Kansarka oo dhowaan la shaaciyay in laga helay ayaa la dhigay isbitaal gaar ahaan...