Borama News Network

Baarlamaanka Guud Ee Afrika Oo Hoggaan Cusub Doortay

Dalka Koonfur Afrika, waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono baarlamaanka guud ee Afrika, ee loo yaqaan Africa Pan African Parliement.

Golahan ayaa ka kooban xubno kala duwan oo ka kala yimaadda baarlaamaannada ay leeyihiin dalalka qaaaraddu, iyada oo waddan kastaa ku yeelanayo shan xubnood

Soomaaliya waxaa ku metelayey xubno kala duwan oo uu ka mid yahay Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo BBC-da u sheegay.

“Walaal madaxtooyadu waa wareegto, hadda waxaa ku fadhiya waddammada Koonfurta, hadhawna waxaa xigaya waooyiga, bariga iyo galbeedka’ ayuu Cabdi Ismaaciil u sheegay BBC.

Afar ku xigeen ayaana la doortaa oo kala metelaya afarta jiho ee qaaradda, marka laga tago madaxweynaha golahaas.

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo

Abdiaziz Bnnstaff

Canada Oo Si KMG Ah u Hakisay Qaadista Qaxootiga Iyo Codsiga Kooxaha Shanta Ah Ee (Group Five)

Abdiaziz Bnnstaff

Ganacsatada Xoolaha Dhoofisa Ee Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saaray Ganacsato Ay Somaliya Kooto Ugu Xidhay Dhoofka Xoolaha

Abdiaziz Bnnstaff