Borama News Network

Baarlamaanka Soomaaliya oo guddi u saaray ka soo tala-bixinta canshuuraha cusub

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gebagabeeyay mooshinka wax iska weydiinta Canshuurta iyo Cabashada Ganacsatada oo maalmahan ay doodiisa socotay.

Gebagebadii doodda ka dib ayaa waxaa uu gudoomiyaha baarlamaanka Soomalaiya u saaray guddi ka soo tala-bixiya canshuuraha cusuub.

Sheek adan Madoobe ayaa sheegay in guddiga Maaliyadda ee baarlamaanka ay arrintan u xilsaareen si ay u soo baaran ka dib-na ay ugu soo talo-bixiyaan.

Canshuuro cusub oo dhawaan ay soo rogtay dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa cabasho ka muujiyay qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiir Saajin Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Gadabuursi Fariina Adagna Diray

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxweynaha Uganda oo hadal bahdil u muuqada ku yidhi wasiirka arrimaha Dibadda Jabbuuti.

Abdiaziz Bnnstaff

“Madaxwaynuhu Waxa Uu Xalay Qaatay Awooddii Komishanka Doorashooyinka”Falanqeeye Cabdirisaaq Suudi

Abdiaziz Bnnstaff