Borama News Network

Baarlamanka UK oo ansixiyey qorshaha muhaajiriinta loogu tarxiilayo Rwanda

Baarlamanka dalka Britain ayaa dood dheer ka dib ansixiyey Xeerka Rwanda oo dowlada u ogolaanaya in qaxoontiga kasoo gudba biyaha u dhaxeeya Britain iyo Faransiiska ay gayso Rwanda.

Qorshahan oo muran badan dhaliyey, islamarkaana Britain ay uga baxeyso boqolaal Milyan oo dollar, ayaa looga dan leeyahay in lagu yareeyo qulqulka muhaajiriinta.

Warbixin gaar ah oo arrinkan ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Related posts

Booliska Somaliya Oo War Ka Soo Saaray Weerarada Lagu Qaaday Xarumaha Shirkada Isgaadhsiinta Ee Hormuud

Abdiaziz Bnnstaff

Maxkamada ICJ Oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Go’aanka Dacwadda Ay u Gudbisay Koofur Afrika Ee Ka Dhanka Ah Israaiil.

Abdiaziz Bnnstaff

Itoobiya: ‘Ma jirto cid naga joojin karta inaan dhaqdhaqaaqyo ka sameyno gudaha Soomaaliya’

Abdiaziz Bnnstaff