Borama News Network

Booliska oo Muqdisho ka billaabay dagaal ka dhan ah maan-dooriyaasha

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray, amarro adag oo ka dhan ah isticmaalka iyo ka ganacsiga mukhaadaraadka dalka lasoo galiyo, kadib markii Sabtidi ay soo bandhigeen caddad daroogo ah oo magaalada Muqdisho ay ku qabteen.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

Related posts

Maxaa sababay in Madaxweynaha Masar uu Telefoonka ka qaban waayo Ra’iisul Wasaaraha Israaiil?

Abdiaziz Bnnstaff

Maxay Noloshooda Ku Danbeyn Kartaa Dadka Tahriibka Ku Gala Dalka Mareykanka?

Abdiaziz Bnnstaff

Maraykanka Iyo Sucuudiga Oo Ka Wadahadlaya Xaalada Dagaal Ee Magaalada Qaza

Abdiaziz Bnnstaff