Borama News Network

Dadka reer Koonfur Afrika oo u dareeray codeyn iyo xisbigii talada hayay 30 sano oo loo baqayo

Dadka reer Koonfur Afrika ayaa maanta ah u dareeraya goobaha codbixinta, taas oo noqon karta doorashadii ugu saamaynta badnayd tan iyo markii uu dhamaaday midab-takoorka.

Carada ka dhalatay adeegyada dadwaynaha ee sii xumaanaya, fadeexadaha musuqmaasuqa iyo dembiyada sii kordhaya ayaa muujinaya in xisbiga talada haya ee ANCuu ku lumin karo aqlabiyaddiisa markii ugu horreysay soddon sano.

Weriyaha BBC-da ee Johannesburg ayaa sheegaya in haddii xisbigii Koonfur Afrika ka xoreeyay xukunkii caddaanka tirada yaraa uu lumiyo taageero badan, in lagu qasbi doono in uu isbahaysi la sameysto xisbiyada mucaaradka. Taasi, oo keeni karta xasilooni darro.

Related posts

Agaasimihii Haayada Sirdoonka Somaliya Oo Xilka Laga Qaaday Iyo Xildhibaan Sanbaloolshe Oo Loo Magacaabay

Abdiaziz Bnnstaff

Israaiil oo duqeyn ku dishay ugu yaraan 30 ruux oo Xero Barakac ku sugnaa

Abdiaziz Bnnstaff

”Axmed karaash waxaan leeyahay Ceerigaabo maaha Goojacadde oo kale maaha ee bal qabso” Jaamac shabeel

Abdiaziz Bnnstaff